Musiibadii 14-ka Oktobar – Wixii dhacay waa laga soo kabanayaa!

Waxaa laga joogaa sannad markii tiro ka badan 500 oo Soomaali ah ay ku dhinteen qarax lagu tilmaamay inuu ahaa midkii ugu weynaa ee qarniga 21aad ka dhaca dunida saddexaad. Balse gu’ kaddib goobtani ma ahan sideedii hore muuqaal ahaan. Waxaa ka muuqdaa is-beddel xaga bilicda iyo degaan quruxsanaanta la saaxiibaya. Indhuhuna in badan kama … Continue reading Musiibadii 14-ka Oktobar – Wixii dhacay waa laga soo kabanayaa!